Tan iyo bilowgii qarniga 21-aad, oo ay kor u kaceen agabka elektaroonigga ah ee ay dadku isticmaalaan sida taleefannada casriga ah, tablets-ka, aaladaha la xidhi karo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaanno Drones-ka, ayaa baahida loo qabo baytariyada Lithium-ka waxa ka dhashay qarax aan hore loo arag. Baahida caalamiga ah ee baytariyada lithium-ka ayaa ku koraya heer ...
Sii akhri